(Akhriso) Axmed Madoobe oo soo saaray wareegto uu xilal cusub ku Magacaabay

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maxamed Cumar Yusuf u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Dhoobley sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu Cabdinuur Wali khaliif u magaacay Garsoore inuu ka noqdo Maxkamada Degmada Dhoobley HOOS KA AKHRISO QORAALKA